Xildhibaan Fiqi ”Senator Muuse Suudi reer Kismaayo waa u diideen inuu cagahiisa ku socdo”

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan Xildhibaanada Baarlamanka Somalia kana mid ahaa wufuudii maanta caleemo saarka Axmed Madoobe u tagay Kismaayo ayaa sheegay in si diiran loogu soo dhoweeyey magaaladaas. Xildhibaanka ayaa intaas ku daray in shacabka Soomaaliyeed uu kala celin waayey waayey gumeystihii, isagoo ficil xaasidnimo ah ku tilmaamay xanibaadii dowlada Somalia ku … Continue reading Xildhibaan Fiqi ”Senator Muuse Suudi reer Kismaayo waa u diideen inuu cagahiisa ku socdo”